Qoor-qoor iyo wafti uu hogaaminayo oo soo gaaray Garowe Posted By: Idil News Staff December 27, 2020 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Airport ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo. Share this:FacebookX