Xasan Shiikh iyo waftigiisii oo soo gaaray Garowe

Garoowe: 27 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Bukhaari, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Shiikh Aaden iyo Marti sharaf kale.