Axmed Karaash oo booqday Qoor-qoor Posted By: Idil News Staff December 28, 2020 Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiiisa ku booqday Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Share this:TwitterFacebook