Ciyaartoydii Koonfur-galbeed oo la weeraray

Ciyaartoydii Koonfur-galbeed oo lagu weeraray Muqdisho kadib markii coyaartu soo dhamaatay.

Gaari ay saarnaayeen,ayaa lagu weeraray 8-ayaana dhaawac soo gaaray oo isbitaal la dhigay.