Kaarar cusub oo loo qaybiyay Baarlamaanka Fadaraalka Ee xilkiisu dhamaaday

Warar,ayaa sheegaya in kaarar sanad ku muddeysan la siiyey xildhibaanbadii hore,Balse 70-ka mid ah aan loo cusboonaysiin.

Kuwa loo cusboonaysiiyey weeye kuwa maanta fariistay oo miisanayadda ka niqaashaya.

Xubnaha aan kaarka la siin Nin ka mid ah oo saaka is xaadiriyey wuxuu sheegay in loo diidey oo askar cusub albaabda la dhigay.

Baarlamaanka Fadaraalka,ayaa mudo xileedkiisii waxuu ku ekaa maalinkii shalay ahaa oo taariikhdu ku beegnayd 27-ka bishan.

Jibril Qoobey.