Khayre iyo wafti la socda oo goor dhawayd soo degay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaarihii hore ee DFS Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo.