Madaxweyne Axmed Madoobe oo gaaray Garowe

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hadda gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland. Waxaana halkaas kuso dhaweeyay Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo qaar katirsan labada golle ee Puntland.