Ra’isalwasaare xigeenka Khadar oo soo gaaray Garowe

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe kusoo dhoweeyay Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka DFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo.