Sanyare waa ku saxan yahay la dagaalanka Ictisaam/Alshabaab

Sanyare waxa kaliya ee aan ku taageeray waa argagixisada sida uu uga fog yahay wax dabacana uusan ugu samayn.

Argagixisadu mahan Shabaabka afka duubta ee isqarxiya oo kaliya.

Ictisaam waa Warshada soo saarta fikrada xagjirnimada iyo argagixisada.

Dhalinyarada hada fulisa qaraxyada iyo dilalka shacabka,iyagaa abuuray,tababaray ilaa iyo hadana dhaqaale siiya.

Fikirka Wahaabiga ah waa midka argagixisada keenay dhiirigaliyay oo taageera.

Umal waa Ninkii Nabiga Caayay.

Umal waa Ninkii Cabdullaahi Yuusuf gaalka ku sheegay oo baneeyay in lagu jihaado.

Umal waa Ninkii dhulka Aagoonta ee Kismaayo xaaqday oo Guryaha ka dhisanaya.

Umal waa ganacsade ku xiran sirdoono caalamiya oo khalda haweenka iyo caruurta.

Sanyare waa taageeraynaa hadaan nahay shacabka Somaliyed.

Jibril Qoobey.