Wafuud fara badan oo kusoo qulqulaysa Garowe

Cali Guud laawe,Lafta gareen,Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xasan Cali Khayre,ayaa iyaguna galabta kasoo dagaya Garowe.

Shiikh Shariif iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo,ayaa iyaguna soo anba baxaya mardhow.

Waxaa kaloo jira xubno kale oo isagu jira aqoon yahano,ganacsato iyo wafuud kale in ay subaxi imaan doonaan garowe shirkuna sidii hore ee lafilayay waa kasii balaartay waxaana jiri doono kulamo gaar gaar ah oo dalka iyo dadka lagu bad baadin doono.

Waxaa jira dadaal beesha caalamku wado oo lagu riixayo dawlada in ay fursadaas dayicin go’aana qaadato oo shirkaas qayb ka noqoto doorashaduna noqoto mid loo dhan yahay.