Sahra Saalax waxay ku jirtaa Gudiga Doorashada ee Puntland udhaartay hadana sidaan ayay uhadlaysaa oo taageero qayaxan ugu tahay Nabar iyo Naxdin.
Waxa is waydiinta mudan waxay tahay see qof noocaan oo kale ah loogu ogolaafay in ay Puntland matasho??
Waa in dib loo eegaa xubinimadeeda oo si weyn looga fiirsadaa Sahra Saalax.