Jadwalka Shirka Heritage Ee Garowe

Jadwalka Shirka Heritage Ee Garowe”

Maalinta 1-aad: Salaasada 29 Diisenmber 2020.

Mawduuca: Siyaasadda

BARNAAMIJKA AFI 2020

Goorta Barnaamijka Cidda hadlaysa

Qaybt 1-aad

15:00 – 16:00 Iswaangalinta

16:00 – 16:05 Furitaanka madasha HIPS+Qur’aan

16:05 – 16:10 Farriin caafimaad oo la xiriirta COVID-19 Jaamac Faarax, Wasiirka Caafimaadka Puntland

16:10 – 16: 20 Erayga furitaanka ee HIPS
Cabdirashid Khaliif Xaashi, Agaasimaha HIPS

16:20 – 16: 30 Erayga soo dhoweynta Madaxweynaha Puntland H.E. Siciid Cabdullahi Dani

16:30 – 16:45 Hadal-jeedinta Madaxweynihii hore H.E. Xassan Sheikh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

16:45 – 17:00 Hadal-jeedinta Aqalka Sare H.E. Cabdi Xaashi C/llahi, Guddoomiyaha Aqalka Sare

17:00 – 17:15 Hadal-jeedinta Xukuumadda Federaalka H.E. Mahdi Maxamed Guuled, R/Wasaare kuxigeenka.

17:15 – 17:30 Hadal-jeedinta Golaha Shacabka H.E. Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Shacabka

17: 30 – 18:00 Salaad Maqrib + Nasasho gaaban

18:00 – 20:30 Hadal-jeedinta madaxweynayaasha dowlad goboleedyada

Kaddibna:
Doodwadaag u dhaxeysa madaxweynayaasha

“ Heerka ay mareyso xaaladda dalka iyo federaaleynta Soomaaliya.” H.E Saciid Cabdullahi Deni, Puntland

H.E. Cabdicaziz H. M. “Laftagreen”, Koonfur
Galbeed

H.E. Axmed A. Kariye “Qoorqoor”, Galmudug
H.E. Axmed M. Islam “Madoobe”, Jubbaland
H.E. Ali A. Xusseen “Guudlaawe”, Hirshabeelle

Xidhiidhiye: Nuraddin Diiriye, lataliye u
ah madaxweynaha Puntiland
20:30 – 22:00 Casho iyo madadaalo

                                                 Dhamaadka Maalinta Koobaad

Maalinta 2-aad: Arbacada 30 Diiseenbar

2020 : Mawduuca: Dastuurka iyo Doorashada

09:00 – 09:10 Kalmadda Furitaanka Machadka Heritage

09:10 – 11:00 Hadal-jeedinta madaxda
Kaddibna:

Doodwadaag ku saabsan marxaladda
siyaasadeed ee dalka

Geeddi-socodka siyaasadda Soomaaliya ee maanta, iyo halka aynnu ku wajahannahay:

Sidee loo qabyo tiri karaa dastuurka, loona heli karaa federaal iyo heykal amni oo heshiis lagu yahay

1.Max’ed Mursal, Guddoomiyaha Golaha
Shacabka

  1. Mahdi Guled, R/Wasaare Ku Xigeen
  2. Xasan Sheikh Max’ud, Madaxweyne hore
  3. Sharif Xasan Sheikh Aden, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed
  4. Fawzia Xaji Aden, R/wasaare kuxigeen hore

Xidhiidhiye: C/raxman Caynte,

Xubin Golaha Sare ee HIPS

11:00 – 11: 30 Nasasho

Doodda Dastuurka

11:30 – 11:45 Hadal-jeedinta wasiirka: “

Siyaasadaha dib u eegista geeddi-socodka dastuurka” H.E. Salaax Jaamac, Wasiirka Dastuurka

11:45 – 12:00 Hadal-jeedin:

“Wax ka beddelka iyo dib u eegista geeddi-socodka dastuurka”

Dr. Maxamed Daahir Afrax, Guddoomiyaha Guddiga Dibu Eegista Dastuurka

12:00 – 13:30 Doodwadaag ku saabsan dib u eegista dastuurka

  1. H.E. Sen. Abshir M. Ahmed “Bukhaari”
  2. H.E. Sen. Abdirahman Faroole
  3. H.E. Sen. Hussein Sheikh Xassan
  4. H.E. Sen. C/rizaq Xasan Cismaan Juriile

Xidhiidhiye: Sahra
Daantuush, Khabiir

13:30 – 14:30 Salaad iyo Qado

14:30 – 16:30 Sida ay Soomaaliya uga gudbi karto doorashooyinka dadban

“ Sidee ayeynu ku gaari karnaa doorasho qof iyo cod ah, ugana gudbi karnaa doorashooyinka dadban?”

  1. Halima Ismail Ibrahim (Yarey), NIEC
  2. Guled Salah, TPEC
  3. Ali Shaameey
  4. Hamza Abdi-Aar,

Xidhiidhiye: Cabdisataar Geelle,

Golaha Fadderaalka
16:30 – 18:30 Nasasho
18:30 – 20:30 Doodwadaag u dhaxaysa bulshada rayidka ah

“ Waa maxay kaalinta ay bulshada rayidka ahi ku leedahay nabadgalyada iyo dhismaha dawladnimada?”

1.. Feysal Axmed Warsame, Punsa

  1. Cabdullahi Shirwac, Tubta Nabadda
  2. Dr. Deqa Waqaf, medical doctor
  3. Muna Sakiin, u dhaqdhaqaaqe dhallinyarada

Xidhiidhiso: Maandeeq Xaaji Cilmi,
Xafiiska Raysalwasaaraha

20:30 – 22:00 Casho iyo Madadaalo

Dhamaadka Maalinta Labaad.

Maalinta 3-aad: Khamiis 31 Diiseenbar 2020. Mawduuca: Amniga Qaranka

09:00 – 09:15 Erayga furitaanka Machadka Heritage

09:15 – 12:00 Doodwadaag u dhaxaysa xeeldheerayaasha amniga

“Waa maxay caqabadaha ugu waaweyn ee ku gudban amniga qaranka?”

  1. Cabdi Saciid Muuse, Lataliyaha Amniga
    Qaranka
  2. Gen. Bashir Americo, Taliyihii hore ciidamada booliska Soomaaliya
  3. Cabdullaahi Sanbalooshe, Agaasimihii hore ee NISA
  4. Gen. Bashir Jama ”Goobbe”,Wakaaladda Dibu-dhiska Qaranka
  5. Axmed Macallim Fiqi, Galmudug, wasiirka amniga

Xidhiidhiye: Xusseen Macallim, Hiraal Institute
12:00 – 13:00 Salaad iyo Qado
13:00 – 15:30 Doodda murashaxiinta madaxweynaha

“Waa maxay aragtida aad dooneyso in aad ku hoggaamiso Soomaaliya?”

Dhammaan murashaxiinta Madaxweynenimada

Xidhiidhiye: C/llahi Camey, Cilmi baare
15:30 – 18:30 Nashasho
18:30 – 21:00 Madasha Xiritaanka

Hadal-jeedinta madaxda

  1. Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha
    Galmudug
  2. Axmed Max’ed Islaam, Madaxweynaha
    Jubbaland
  3. Madaxweyne Sharif Sheikh Axmed,
    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya
  4. Mahdi Guled, R/wasaare kuxigeen
  5. Cabdi Xaashi, Guddoomiyaha Aqalka Sare
  6. Saciid C/llahi Deni, Madaxweynaha Puntland
  7. Max’ed Mursal Sheikh, Guddoomiyaha
    Golaha Shacabka

21:00 – 23:00 Casho iyo madadaalo

Madaxtooyada Puntland