Madaxweyne Deni oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Gudoomiye Cabdixaashi

Garoowe: 29 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan xubno wafdigiisa ka mid ah.