Shirka Heritage oo si rasmi ah ufurmay

Maanta waxaa ka furmay Caasimadda Puntland ee Garowe shirweyne Soomaaliyeed oo Machadka Heritage uu soo diyaariyey.

Waxaa amaan mudan Madaxweynaha Puntland H.E. Sacid Abdullahi Deni oo xil weyn iska saaray dejinta, soo dhoweynta, hab maamuuska iyo qabsoomidda shirkan muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed.

Sidoo kale, howl wadeennada Machadka Heritage ayaa mudan hambalyo isku dubaridka shir weynaha.

Shirka waxaa looga doodayaa oo saldhigiisu yahay 2025 see Somaliya ugaari kartaa Afartan Qodob…

1.Dhameystirka Dastuurka

2.Dib u habeynta Dhaqaalaha ( financial reform)..

3.Dib u habeynta Amniga ( security sector reform).

  1. Dib u heshiisiin ( National reconciliation plan)

4-taas qodob oo si buuxda u hirgala,ayaa looga bixi karaa KMG iyo qabyanimada Somaliya.

Guul Soomaliya!