Sidee u geeriyooday Wasiirkii hore Ee Amniga Puntland Dowlad?

Sidee u geeriyooday Wasiir Dowlad??

Qolkiisii,ayuu xalay galay kadib maantaa lagu jabiyay,waxaana loogu tagay isagoo Sijaayadiisii Salaada dul yaala oo u eg Qof geeriyooday.

Kadib bahda Caafimaadka oo loo yeeray waxay xaqiijiyeen in uu geeriyooday.

Dowlad waxuu ahaa Qof wanaagsan oo haldoorka bulshada ka mid ah sida ay ka mara kacayaan dadkii lasoo shaqeeyay.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

Jibril Qoobey.