Video:-Muxuu yahay hadafka Shirka Heritage Garowe ee Sanadkan?

Agaasimaha Mac-hadka Heritage Cabdirashiid Khaliif Xaashi,ayaa wax laga waydiiyay ahmiyadda shirka madasha wadahadallada Soomaalida ee Mac-hadku ku qabanayo Garowe,kaas oo doorkan ajendihiisu yahay sidii Soomaaliya hannaanka kumeel-gaarnimada ah uga bixi lahayd sanadka 2025-ka.

Halkan ka daawo muuqaalka