PDRC kulan uu kasoo qaybgalayo Xasan Sh.Maxamuud qabanaysa

Madaxweyne Hassan Shiikh Maxamud,ayaa khudbad heer sare ah ka jeedin doono Madasha 17-aad ee PDRCTALKS oo dhacaysa 3-da bishan,ayaa waxaa looga hadli doonaa ‘Hannaanka Toosan ee Hirgelinta Nidaamka Federalka Somaliya.

Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Garowe Caasimadda Puntland ayaa su’aalo toos ah weydiin doono Madaxweynaha Demoqraadiga ah Xassan Xassan Sheikh Maxamuud.