Boqor Burhaan oo si weyn Garowe loogu soo dhaweeyay

Boqor Burhaan Boqor Muuse,ayaa lagusoo dhaweeyay Caasimadda Puntland ee Garowe.

Qaar kamid ah Xildhibaanada iyo masuuliyiinta Puntland, siyaasiyiin aqoonyahano iyo qaybaha kale ee Bulshadda ayaa Boqorka kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Gen. Mohamed Abshir.