Maxaa ka socda Garowe caawa??

Madaxtooyada Puntland waxaa ka socda kulan muhiim ah oo iskugu yimaadeen madaxda Dowladaha Puntland,Jubaland,Galmudug,labada Gudoon ee Baarlamaanka iyo R-xigeenka.

Sidoo kale waxaa qayb ka ah kulanka Musharixiinta xilka Madaxweyne Fadaraalka.

Kulanka waxaa looga doodayaa arimaha doorashada,iyadoo uu jiro dareen ah in kulankan aan lagu kala kicin oo xal lagu gaaro.

Cadaadis waxaa jira lagu saaarayo Farmaajo in uu Garowe tago oo ay wadaan beesha caalamka iyo madaxda Somalida.

Jibril Qoobey.