Shirka Garowe oo galabta lasoo gabagabayn doono

Madasha waxaa la sugayaa in la isku raaco warmurtiyeed:

1.Fulinta heshiiskii doorashada ee 17 September 2020

2.In murankii ka dhashay habraacyada heshiiska Doorashooyinka lagu xaliyo shir deg deg ah oo Madaxda Dalku isugu timaado iyo saamileyda siyaasadda.

Jibril Qoobey.