Hot Topics

Turkiga oo ka hadlay Qaraxii saakay Ee Muqdisho

Warsaxaafadeed kasoo Baxay wasaarada Arimaha Dibada Turkiga,ayaa lagu Cambaareeyay Qarax lala Eegtay Shirkad Dhismo oo Turki ah ,Qaraxaas oo uu kudhintay Muwaadin Turki ah afar kalena ay ku dhaawacantay.