Video:-”Alshabaab waxay si fudud ehelaan Hubka iyo Aagabka D.Fadaraalku gacanta ku hayso” Madaxweyne Axmed Madoobe

Madaxweyne Axmed Madoobe si faahfaahsan oo xog ogaalnimo leh,ayuu uga hadlay dib udhiskii Ciidanka Xooga Dalka iyo heshiiskii Amniga Qaranka ee fashilmay.

Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu cadeeyay in Al-Shabaab ay si fudud ku helaan hubka iyo agabka kale ee Dowlada Federaalka ah ay lahayd halka aysan helin Ciidamada Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka.

Halkan ka daawo muuqaalka