Musharaxiinta Muqdisho oo u digay Dowlada Fadaraalka

Golaha Midowga Musharixiinta Soomaaliyeed ayaa soo saaray qoraal ay kaga digayaan heshiis Dawladda Federalka Soomasiyeed la gasho shirkado shidaal wakhti xiligii Barlamaanka iyo Dawladuba dhamaaday.