Xasan Shiikh Maxamuud oo marti ku ah PDRC

Madaxweyne Hassan Shiikh Maxamuud ” Federaaleyntu ma ahan Dhakhtar dawo qoray oo ay khasab tahay in sideeda loo qaatay, wuxuu u baahan yahay inaan qaadanno nooca aan u baahannahay kadibna aan ku dhaqanno”

PDRCTalks.