Boqor Burhaan oo casumay hormuudka bulshada Puntland Posted By: Idil News Staff January 5, 2021 Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta Qado sharaf u sameeyay qaar ka mid ah Isimadda & Waxgaradka reer Puntland ee ku nool caasimadda Garoowe. Share this:TwitterFacebook