Video:-Hawiye oo heshiiyay soona saaray qodobo xasaasiya

Hawiye way shireen waxayna soo saareen Warmurtiyeed qodobo muhiim ah ka kooban,kuwaasoo laga soo qaadan karo dhawr ka mid ah…

1.In Maamul Goboleed loo dhiso Banaadir State.

2.In gole Qaran la dhiso hadii Dowladan mudo xileedkeeda uu dhamaado,iyadoon doorasho la qaban.

3.In Shirweyne Qaran oo Somaliyed layskugu yimaado.

4.In doorashada Xildhibaanada Waqooyi looga danbeeyo Gudoomiyaha Aqalka-sare.

5.In Musharaxiinta iyo Saraakiisha Ciidan ee kasoo jeeda Beelaha Hawiye laga joojiyo beegsiga gaarka ah.

Hoos ka daawo qodobada oo dhamaystiran.