Xasan Wardheere ka miisaan culus Sanyare

Xasan Wardheere waxuu diiday in uu bahdil ka qaato iyo hogaan xumo Wasiir Dhabancad iyo Gudoomiye Sanyare.

Hadaba iyagoo raba in ay iska hor wareejiyaan ayay isku kaashadeen oo diyaariyeen Ninkii ay ku badali lahaayeen.

Wasiir Xaange,ayaa kala shaqeeyay in Xasan ay iska hor leexiyaan labadaas Nin.

Xasan Wardheere waa Nin dhalinyaro ah oo gob ah,wadaniya oo daacad ah dalkana u yimid in uu dadkiisa u adeego xaaladi Gobolku markaa ku jirayna iska daawan waayay.

Xasan mudadii uu joogay Gobolka wax la taaban karo,ayuu qabtay waana muuqatay shaqadiisu.

Xasan waxuu haystaa Dhalasho reer Galbeed mana waayin Nolol iyo shaqo wanaagsan.

Madaxweyne Deni waxaan ka codsanaynaa in uusan Masuulkaas udhagaysan ragaas isku kaashaday oo uu Gobolka ilo kala duwan ku eego.


Jibril Qoobey.