Doorashada Xildhibaanada Waqooyi oo qarka usaaran in heshiis laga gaaro

Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi,ayaa la filayaa in afar xubnood oo ka socota dhanka Guddoomiye Cabdi Xaashi lagu daro Guddigii horay ay u magacawday Xukuumadda.

Qodobkan waxuu ka mid ahaa is fahamkii lagu soo gaaray Garowe ee ka dhashay shirarkii dhex maray Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mahdi Guuleed.

Is afgaradjaadwaxaa qayb ka ahaa Madaxweynayaasha Dowladaha Puntland, Galmudug iyo Jubbaland.

Jibril Qoobey.