Islaan Bashiir oo ka dhoofay Garowe

Islaan Bashiir Islaan Cabdiile waxuu ku hakan doonaa Muqdisho kadib 2-beri waxuu usii gudbi doonaa Turkiga.

Garowe maantadii hore,ayuu ka anba baxay Islaan Bashiir Islaan Cabdille.

Sagootin maqaamkeedu sareeyo,ayaa loo sii sameeyay Islaanka.

Jibril Qoobey.