Sidee loo hakiyay Saxiixii Xirmooyinka Shidaalka??

Dad daneeya arimaha Somaliya,ayaa xiriir la sameeyey IMF, World Bank iyo FGC,kuwaasoo iskugu jira Somaliya iyo ajaanib diidan arintan khaldan.

Dagaalka Social media-yaha,ayaa qayb weyn ka qaatay hakinta saxiixa Xurmooyinkaas.

Sidoo kale da’daalka aqoonyahanada Somaliyed ee aqoonta gaarka ah u leh Cilmiga baarista shidaalka iyo Macdanaha,ayaa door weyn iyaguna qaatay.

Farmaajo iyo Fahad waxaa dib uriixay kadib markii loo xaqiijiyay laba arimood oo kala ah…

1.Barnaamijka dayn cafinta oo loo xaqiijiyay in la joojinayo haddii ay sixiixaas galaan.

2.Shirkadaha qaadanayay Xirmooyinka Shidaalka oo ku adkaystay in aysan xiligan bixin karin Lacag ka badan xuquuqul qalin,taasoo dhan Laba ilaa Sadex Milyan oo dolar.

Jibriil qoobey