Nabad iyo Nolol oo si khaldan ukicinaysa beelaha Bari ee Puntland

Waxaa ku sugan Muqdisho Laba Isin,ganacsato iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Cali Saleebaan.

Beeldaaje Maxamed,Suldaan Maxamuud,Caaqil Siciid Xuseyn,Xildhibaan Cabdirxmaan iyo Liibaan Dheere.

Xalay waxay shir kula qateen Hotel Decale Kulane Jiis iyo Fahad Yaasiin.

Sidoo kale waxaa jira dhalinyaro lacag lasoo siiyay oo Codad ka duubaya Dadka caadiga ah ee ku nool Bariga fog ee Puntland,kuwaasoo aan wax badan kala socon siyaasada.

Ujeedka waxaan loo abaabulayo waa dhabar jabin siyaasadeed oo Puntland ku wajahan.

Jibril Qoobey.