Video:-“Ciil baan 15-sano ku joogay Hargaysa marar badana ma iskaga tagtaa,ayaan is oran jiray”Gudoomiye Baashe

“Ciil baan 15-sano ku joogay Hargaysa marar badana ma iskaga tagtaa,ayaan is oran jiray”Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Baashe,ayaa sidaa yiri.

Baashe waxuu kasoo jeeda Gobolka Sool beesha Dhulbahante,waxaana hada ka hor ugu gacan qaaday Golaha dhexdiisa Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Wadani.

Hadalkiisu waxuu muujinayaa ilhaamada masuuliyiinta beeshaas ay ku dhex joogaan maamulka Somaliland ee beesha Isaaq ay leedahay.

Halkan ka daawo muuqaalka