Video:-Daawo taageerayaasha Trump oo ugudaha ugalay Baarlamaanka

Trump oo aanan si toos ah u cambaareyn rabshadihii ay taageerayaashiisa ka dhigeen xarunta baarlamaanka, ayaa bartiisa twiterka qoraal iyo muuqaal uu soo dhigay ku boorriyay taageerayaashiisa, in ay guryahooda aadan.

Baraha Bulshada ku xiriirto, sida Twitter iyo Youtube,ayaa muuqaalkaasi ka qaaday barahooda. Sidoo kale Twitter ayaa muddo 12 saacadood ah ka xannibay madaxweyne Trump cinwaanka uu leeyahay bartaasi.

Dhacdadi shalay ay taageerayaasha Trump ku galeen xarunta Koongareeska, ayaa noqotay mid ka mid ah dhacdooyinki ugu xumaa ee taariikhda casriga ah ee Mareykanka ka dhaca xarunta Baarlamaanka.

Halkan ka daawo muuqaalka