Video:-Labada Aqal Ee Maraykanka oo sii watay fadhigoodii Posted By: Idil News Staff January 7, 2021 Labada Aqal,ayaa caawa sii wada kulanka ay ku tirinayaan codadka ergooyinka Gobolada,isla markaana ay ku xaqiijinayaan guusha Joe Biden,kadib kala cararkii shalay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook