Wasaarada Caafimaadka Puntland oo xarun cusub ka dhisatay Mudug

Wasaarada Caafimaadka Puntland xarun cusub oo si casriya loo dhisay ayay ku yeelatay Gobolka Mudug markii ugu horaysay tan iyo aas-aaskii Dowladnimada Puntland.

Xaruntan waxay mudan tahay bogaadin,waxaana looga fadhiyaa Wasaaradaha kale in ay fuliyaan balanqaadkoodii hore.

Mudug waxaa aad u hooseeya xarumaha loogu adeego Bulshada ee ay Gobolka ku leeyihiin Wasaaradaha Puntland.

Jibriil qoobey