Kulan udhaxeeyay Farmaajo,Qoorqoor iyo Laftagareen oo soo dhamaaday

Waxaa goordhow soo dhamaaday shir u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle oo soo bilowday maanta duhurkii, waxaa shirka markii dambe ku soo biiray Taliyaha NISA, iyadoo mas’uuliyiinta shirsanaa uga hadlayeen arrimaha doorashooyinka iyo xal u helida caqadaha ku hor gudban hirgelinta hannaanka doorashada ee lagu heshiiyay.

Jibriil qoobey