Trump oo diiday ka qaybgalka Xaflada xil wareejinta

Donald Trump ayaa sheegay in uusan ka qeyb galeyn xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Mareykanka 20-January.