Xaflada Sanadguurada 2-aad Ee Doorashada Deni oo si habsami leh usocota

Xuska Sanad guuradii labaad ee ka soo wareegatay Doorashadii Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdullaahi Deni iyo Maxawayne ku Xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan.