Video:-Deni oo sheegay in mushahaaraadka oo dhan la kordhiyay

Wasiirada mushahaarkoodu waxuu ahaa 800$,maantana waxaa lagavdhigay 3000$.

Baarlamaanka mushahaarkoodu waxuu ahaa 1200$,maantana waxaa laga dhigay 2500$.

Ciidanka Mushahaarkoodu waxuu ahaa 70-120$,halka maanta looga dhigay 250$.

Shaqaalaha rayidka ah oo la dhamaystiray darajooyinka heerarkooda,waxaa loo kordhiyay mushahaarkooda Boqolkiiba Boqol iyo Toban.

Halkan ka daawo muuqaalka