Video:-Maxay kawada hadleen Daahir Maxamuud Geelle iyo Rooble?

“Ra’iisul Wasaaraha waxaan is dhaafsanay aragtiyo aad iyo aad u kala durugsan, waxuu isoo gudbiyey dowladda aragtideeda ana aragtida musharaxiinta ayaan u gudbiyey, qadarin ayaan u hayaa Ra’iisul Wasaaraha.”Ayuu yiri Daahir Geelle.

Halkan ka daawo muuqaalka