Video:-Musharaxiinta oo diyaarshay Ciidamo ka hor taga doorashada Farmaajo

aafad walba,waxaa lagu diyaariyay 100-Askari iyo Talyahoodii,kuwasoo ka hor tagi doona in doorasho been abuur ah lagu qabto Muqdisho.

Sidoo kale waxaa jira Talye guud oo hogaaminaya Ciidamadaas oo diyaarsan.

Qorshuhu waa 9-Feb in dhamaan Wadooyinka Xaafadaha ee Muqdisho lala wareego.

Musharaxiinta waxay kaloo diyaariyeen dhaqaale fiican oo lagu hawlgalo.

Dhanka kale Gudiga doorashada ee Musharaxiintu waxuu qabsan doonaa shaqadiisa,waxuuna taako taako uga jawaab celin doonaa kan Farmaajo ilaa ugu danbaynta Xamar lagu doorto Madaxweyne kale.

Muuqaalkan waa Ciidamo ka mid ah kuwaas.

Halkan ka daawo muuqaalka