Video:-Isimada Puntland oo baaq kasoo saaray doorashada iyo Sicir bararka

Isimadu si fiican oo qurxoon ayay uhadleen.

3-qodob ayay ka hadleen oo muhiim ah kana hor imaanayn qadiyadeehana iyo masiirkeena.

Sidoo kale Madaxweynaha waa is fahmeen,waana isla jaanqaadeen,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka