Ma dhabaa in la badalayo Duqa Garowe?

Maxamuud Shido iyo Aaran,ayaa Duqii badalaya ilaa xalay ayay socotaa!!

Sheekadan waxaa suuqa gashtay Aaran laftigooda si ay saamayn ugu yeeshaan maskaxda reer Garowe oo loo hadal hayo!!

Waa hubaa in Madaxweyne Deni siyaasada Gudaha iyo dibada uusan Aaran waxba ka waydiin wax saamayn ah oo buurana aysan ku lahayn!!

Aaran waa koox ka mid ah garabyada Deni xulufada la ah si gaar ahna u haysta Maaliyada oo ilaa xad ay dadka ku dhibaateeyaan Miisaaniyada caadiga ah ee loo ogol yahay.

Duqa Garowe hadii la badalo Madaxweyne Deni ayay ka timid,waxuuna eersan karaa laba arimood…

1.Ictisaamnimadiisa fogaatay.

2.Dareenkiisa oo dabac Nabar iyo Naxdin ah laga arko.

Axmed Barre wax weyn,ayuu ka qabtay bilicda caasimada.

Jibril Qoobey.