Video:-Madaxii abaabulka iyo kicinta Nabad iyo Nolol Goldogob oo Puntland looga dhiibay jago sare

Kani waa Shaafici Cabdullaahi Xaashi ku xigeenka Duqa Cusub ee Gaalkacyo.

Shaafici waxuu ahaa madaxii abaabulka iyo kicinta oo toos loogu soo diro dhaqaalaha Nabad iyo Nolol ay ugu talagashay hawlgalkaas ee Degmada Goldogob.

Waxa is waydiinta mudan waxay tahay see shaqsi noocaas ah loogu dhiibay booskaas muhiimka ah??

Dhabancad iyo Sanyare ma sidaan ,ayaa hogaamin ka ah mise wax kalaa jira??

Ma nabad iyo Nolol olalaheeda,ayaan fursad siinaynaa oo xoojinayanaa??

See wax ukhaldamaeen oo Madaxweynaha loogu gudbiyay magaca Qof aan laga soo eegin??

Jawaab,ayaa laga rabaa Dowlada deg-dg ah???

Halkan ka daawo muuqaalka