Deg-deg:-Laftagareen oo dhabar jabiyay Farmaajo kana laabtay bilaabida doorashada

Deg-Deg:

Madaxwaynaha KG Lafta Gareen oo ugu dambayn sheegay inuu san qabanayn Doorasho aan la’isku Waa faqsanayn.

Hadalka Laftagareen waxuu soo afjaray hankii Nabar iyo Naxdin ee ahaa in ay doorasho ugaar ah ay qabsadaan.

Dharbaaxo wajiga looga dhuftay,ayuu ku yahay hadalkan Farmaajo.

Hadalkan waxuu soo baxay kadib booqashadii Baydhabo ee Wakiilka Xoghayaha guud ee Somaliya Swam.

Halkan ka akhriso Warqada