Gudoomiyihii Gedo Macalimuu oo ka goostay Nabar iyo Naxdin

Macalimuu oo ahaa Ninkii ugu muhiimsanaa ee Gedo ka waday kacdoonka looga soo horjeedo Jubaland,ayaa maanta xilka laga qaaday .

Ciidan uu haystay,ayuu maanta kala baxay Dooloow asagoo kusii jeeda Beled xaawo.

Macalimuu oo Geesi qaran ugu qornaa Qaamuuska Nabar iyo Naxdin Malaga yaabaa in uu maalin Gudaheed isku badalo Khaa’inu wadan Kenya u adeega sidii caadada ahayd??