Video:-Isbadal weyn oo laga dareemayo Ciidamada Taraafikada Puntland

Horumarka Maanta Puntland”

Xaqiiqdii waa wax lagu farxo isbadalka ka muuqda Ciidamada Taraafikada Puntland oo markii hore la oran karay maba jirin.

Dowlada Deni waa ku amaanaynaa dib uhabaynta noocyada kala duwan ee Ciidamada.

Halkan ka daawo muuqaalka