Video:-Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.

Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay…

1.Amniga
2.Xaaladda Gobollada iyo Degmooyinka.

  1. Xeerka Horumarinta Sanduuqa Dhallinyarada.

Halkan ka daawo muuqaalka