Video:-Nabar iyo Naxdin waxay heleen Cawad mid kasiii liita!!

Hadalkaygii ahaa Nabar iyo Naxdin waxay heshay qofkii ay baadigoobaysay ee kasii liitay Cawad waaqiciguu ku fadhiyay!!

Hadii uu jiro wax ma yaqaan aan damiir iyo dadnimo midna lahayn waa kan!!

“Dalku doorashuu udiyaarsan yahay xataa Somaliland balse Puntland iyo Jubaland doorasho ma rabaan”.Ayuu lasoo shir tagay Wasiir dibadeedka Farmaajo.

Halkan ka daawo muuqaalka