Video:-Trump oo markale xilka xayuubin lagu sameeyay

222 Dimuqraadiya iyo 10 Jamhuuriya oo ka tirsan Aqalka hoose,ayaa ucodeeyay markale xilka xayuubin lagu sameeyay Madaxweyne Trump.

Aqalka Sanadka oo loo gudbin doono Xilka xayuubintan,ayaan ufariisan doonin ka hor 20-ka bishan markaas oo Trump Aqalka cad ka baxay,taasoo ka badbaadinaysa in uu si ceeb ah looga saaro.

Balse dacwadu waa sii soconaysaa waxuuna wajihi doonaa Maxkamada Senetka oo hadii lagu helo lagu xukumi doono in uusan mar danbe soo hawaysan Xaafiis Dowladeed.

Trumpka 7-Beri uga hartay xil hayntiisa waxuu ahaa Madaxweynihii ugu liitay ee soo mara taariikhda Maraykanka.

Halkan ka daawo muuqaalka